Hanad Guled, Author at Kaab TV

Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay.
Muqdisho (KAAB )- Magaalada Muqdisho, waxaa hakad la galiyay duulimaadka diyaaradaha caalamiga ah ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho  cabsi  jirta darted.

Waxa ay arrintaani kusoo aadaysaa ayada oo safaaradda Mareykanka ee Nairobi ay faafisay digniino amni oo la filan karo, maalmaha ina soo aadan in ay ka dhacaan caasimadda Muqdisho.

Maanta oo Talaada ah ciidamo fara badan ayaa la dhigay , meelo badan oo magaalada Muqdisho ah si looga hortago suurtagalnimada in weeraro ay ka dhacaan meelo muhiim ah .

Ciidamo xoojin ah ayaa la dhigay garoonka diyaaradaha Aaddan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana si gaar ah saakay loo baarayaa gaadiidka garoonka galaya iyo ciidamada la socda.

Dowladda ayaa sidoo kale adkeesay ammaanka goobo kale ay suurto gal tahay in la weeraro, waxaana qeybo badan oo magaalada ah lagu daadiyay sirdoon dharcad ah kuwaa oo dhaq dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka.

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaana muddooyinkii lasoo dhaafay soo hagaagayay, inkastoo mararka qaar weeraro dhacaan, waxaana xalay magaalada qeybo kamid ah laga maqlayay madaafiic la sheegay in kooxda Al Shabaab kusoo tuureen.

The post Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay. appeared first on Kaab TV.

Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho.
Muqdisho (KAAB )- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadi doono talaabooyin ay ku sugayso , amniga caasimada inta lagu guda jiro maalmaha ciida  ee dadku ay dabaal degayaan .

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in waddooyinka  muhiimka ay dhigi doonaan ciidamo dheeraad ah waxaana uu soo saaray digniino ku saabsan raacida gadiidka.

Waxa looga ogol leeyahay ayaa lagu sheegay  qorshahan in si amni ah dadka ay ugu damaashadaan caasimadda iyaga aan dareemin wax ammaan darra ah.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa muddooyinkii dambe waday dadaallo lagu xoojinayo ammaanka guud ee dalka gaar ahaan caasimadda.

Waalidiinta ayuu sidoo kale Booliisku u diray digniin la xiriirta in ay la socdaan ubadkooda, dadka qabta ambadka ama carruurta ka dhumaan ayuu ku wargeliyay in uu Talisku kala shaqayn doonno sidii loo helo lahaa ama loo wareejin lahaa.

Booliiska ayaa digniin u diray Wadayaasha Gaadiidka oo waxa uu sheegay in aanay la aqbali doonin in si mas’uuliyad darro ah loogu soo qaado dadka maadaama saxmad badan ay dhici karto si looga fogaado halista dhalan karta.

Magaalada Muqdisho oo bilihii dambe ka reysatay falalkii amni darro ee tiro beelka ahaa ee kooxda Al-Shabaab ayaa waxay xilligaan ciidanka dadaal badan ku bixinayaan sidii loo sii laba jibaari lahaa howl-gallada amni ee caasimada

The post Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho. appeared first on Kaab TV.

Dowladda Xasan Sheekh oo khilaaf kale lugaha la gashay.
Muqdisho (KAAB )-  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo laba sanno ku dhaw ayaa wajahaysa cadaadisyo kale oo dhanka khilaafaadyada siyaasadda ah taas oo laga digayo sii socoshadiisa.

Dowladda Soomaaliya  ayaa khilaafka ugu daran waxa ay kala kulantay , wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo ay maamulada diiday ka mid ah maamul goboleedka Puntland.

Talabaada Puntland oo aan la dhayilsan karin ayaa la saadaalinayaa in Dowladda uu hoggaaminayo u keeni karto dib u dhac iyo in meesha ay ka baxdo kalsoonida dowladnimada.

Hadda waxaa soo baxaya sida xogaha ay sheegayaan culayso badan oo dowladda ay kala kulmayso isbedelka dhanka wasiirada ah ee ay samaysay xukuumadda Soomaaliya.

Hanaanka awood qaybisga dowladda oo la weeciyay  ayaa la sheegaya in ay keeni karto markale khilaaf siyaasadeed oo hor leh , maadama ay ka dhalatay buuq badan oo arintaas ku saabsan.

In go’aan iyo xal laga gaaro dhamaan talaabooyinka ay qaatay , Dowladda Federaalka ayaa la saadalinayaa inay qaadan muddo dheer ama ka dib in meesha marka ay ka baxdo dowladda hadda jirta tan xigta la imaato xal arrimahan ku saabsan.

In wax laga bedelo Dastuurka ayay falanqeeyaashu sheegayaan inay qayb ka ahayd in isbedel guud ahaan uu ku dhaco hanaanka awood qaybsiga dalka ee lagus oo caana maalay 30-kii sanno ee la soo dhaafay.

The post Dowladda  Xasan Sheekh oo khilaaf kale lugaha la gashay. appeared first on Kaab TV.

Puntland oo qaaday Talaabo kale oo ka caraysiisay DFS
Adis Ababa (KAAB )-  Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa gaaray xubno sar sare oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland.

Wasiirka Duulista Hawada, Cabdillaahi Bile iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si heer sare waxa waxa loogu sii dhaweeyay magaalada Addis Ababa,  ee dalka Itoobiya.

Weftigan Duulista Hawada ee Puntland ayaa la kulmay Wasiir-dowlaha Gaadiidka Itoobiya, Mr Dhenge Boru, Mareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Hawada ee dalkaas, Mr Getachew Mengistie iyo Madaxa shirkadda Ethiopian Airlines, Mesfin tasew Bekele.

Talaabadan ayaa la sheegayaa in ay tahay mid markale ay ka caraysiin karto Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo xiriirkooda aan wanaagsanayn Itoobiya.

Puntland  kor hore waxa ay iska diiday hadalka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya kaas oo ku saabsanaa in dalka ay ka baxaan diblamaasiyiinta Itoobiya ee ku sugan magaalada Garoowe.

Dowladda Soomaaliya oo wax ka bedeshay Dastuurka KMG ah ayaa keenay in uu sii xoogaysto khiaafka u dhaxeeya  labada ee Puntland iyo Dowladda Soomaaliya.

The post Puntland oo qaaday Talaabo kale oo ka caraysiisay DFS appeared first on Kaab TV.

DEG -DEG : AS oo weerar ku qaaday Balcad & Saldhigyo muhiim ah oo lala wareegay.
Balcad (KAAB )- Wararka saaka laga helayo degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab weerar ay ka gaysteen.

Kooxda Alshabab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku soo qaaday Degmadda Balcad halkaas oo ay gudaha u galeen qeyb ka mid ah Magaaladda.

Ilaa Seddax Saldhig oo ciidan & xafiisyo dowladda ah ayaa kooxda Al- Shabaab ay la wareegeen.

Khasaare ayaa la sheegayaa inuu jiro laakiin lama hayo tirada sabab la xiriirta weerarkan oo goordhaw halkaas ka bilowday.

Ilaa iyo hadda waxaa la sheegayaa in weerarka uu socdo waxaana la maqlayaa dhawaaqa rasaasta labada dhinac ee ciidanka Dowladda & kooxda Al- Shabaab .

The post DEG -DEG :  AS oo weerar ku qaaday Balcad & Saldhigyo muhiim ah oo lala wareegay. appeared first on Kaab TV.

Samafalayaal Turky – ah oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (KAAB)-Qarax ayaa  ka dhacay degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho  waxaana qaraxa  lagula eegtay shaqaale  Turki ah.

Sida wararka la helayo ay sheegayaan in laba  ka mid ah  samafalayaasha ay ku dhinteen oo  u dhasha dalka Turky iyo laba kale oo askari ah .

Tirada dhimashada ayaa ka dhigan ilaa afar qof oo laba ajaaniib ah , sida ay sheegayaan goobjoogayaasha.

Ciidamada ammaanka oo markii dambe soo gaaray goobta qaraxa ka dhacay ayaa halkaasi ka qaaday dadkii ku dhaawacmay qaraxa iyo kuwii kale ee ku dhintay.

Qaraxyada miino ee ka dhaca duleedka magaalada Muqdisho ayaa maalmahan soo badanayay, qaraxyada qaar ayaana waxyeelo dhimasho iyo mid dhaawac kasoo gaartaa dad shacab ah.

The post Samafalayaal Turky – ah oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho. appeared first on Kaab TV.

Soomaaliya oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u fadhiyay Muqdisho.
Muqdisho (KAAB)- Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku cayriyeen safiirka Itoobiya u joogay Soomaaliya.

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiisa  ku dhawaaqday in laga bilaabo maanta la xiray Qunsuliyadihii Itoobiya ku lahayd magaalooyinka Garoowe & Hargeysa ee maamulada Puntland iyo Somaliland.

Go’aankan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya kaas oo  in muddo soo jiitamayay.

Shalay  Dowladda  Itoobiya ay heshiis la gashay wafdi ka socday maamul goboleedka Puntland kuwaas oo tagay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.

Labada dal  xiriirkooda soo jireenka ayaa ahaa mid aan wanaagsanayn waxaan dhaxmaray dagaalo badan oo ay ku dhinteen dad badan oo labada dhinac ah.

The post Soomaaliya oo Ceyrisay Safiirka Itoobiya u fadhiyay Muqdisho. appeared first on Kaab TV.

DEG -DEG : Mahad Salaad oo lagu bedelay Sambaloolshe.
Muqdisho (KAAB)-War kooban oo ka soo baxay Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in  Golaha Wasiirada Soomaaliya Mahad Salaad ay ka ogolaadeen soo jeedin ah inuu baneeyo xilka Taliyaha Hay’adda NISA.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in intii xilka hayay Mahad Salaad  wax badan  laga qabtay arrimo dhawr ah oo ku saabsan amniga guud ahaan magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in xil ka tagidda Mahad Salaad oo muddo la hadal hayay ayaa ugu dambeyn xalay soo dhamaatay, kaddib markii uu xalay macsalaameeyay Saraakiisha Hey’adda NISA.

Waxaa lala xiriirinayay shaqo ka tagidda arrimo la xiriira isu-diyaarinta iyo hami uu ugu jiro xilka Madaxtinimada Galmudug oo si gaar ah ugu gudbiyay Madaxda sare ee dalka iyo saaxibadiisa.

Mahad Salaad ayaa xilkan loo magacaabay 26-kii May ee 2022-kii, kadib dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna kahor ahaa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

The post DEG -DEG :  Mahad Salaad oo lagu bedelay Sambaloolshe. appeared first on Kaab TV.

Markab ay haysteen burcadbadeed Soomaali ah oo gacanta lagu dhigay.
Mumbai (KAAB )- Markab siday 9 burcad badeed Soomaali ah oo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Mumbai ee dalka India.

India ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay xukunno ku riddo burcad badeedda ay gacanta ku hayso.

Dalka  India waxaa lagu hayaa burcadbadeed badan oo Soomaaliyeed kuwas oo laga qabtay xeebaha Soomaaliya iyaga oo ku  jira falal la xiriira qafaalka  maraakiibta isticmaasha badwaynta Hidia.

Dhanka kale :

Markabka MV Abdullah ee lagu haysto xeebaha Soomaaliya islamarkaana u afduuban burcad-badeedda ayaa lagu wadaa in lacag madax-furasho laga bixiyo, si looga sii daayo kooxdaasi.

Milkiilayaasha markabka MV Abdullah ee tan iyo bilowgii bishii Maarso gacanta ugu jira burcad-badeedda ayaa ku wargeliyay in heshiiska ay ku sii deynayaan markabka la dhammeystiri doono ka hor munaasabadda ciidul fidri

The post Markab ay haysteen burcadbadeed Soomaali ah oo gacanta lagu dhigay. appeared first on Kaab TV.

NABADOON si arxan darra ah loogu dilay Shabeellaha Dhexe.
Jowhar (KAAB)- Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe waxaa lagu soo waramayaa in lagu dilay  mid ka mid ah Nabadoonada aadka  loogu yaqaano magaalada Jowhar.

Maruumka oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Xasan Cali Muude ayaa waxaa dabley hubeysan ay u dileen tuulada Casir Maal oo hoostegtaga magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dhexe.

Kooxda dilka fulisay ayaa lagu soo waramayaa in goobta ay isaga baxsadeen halkaas oo ay soo gaareen ciidamo amni oo ka  tirsan maamulka magaalada Jowhar.

Xilliga la dilayay Nadoonka ayaa la socday gaari ay kala dageen ragga hubeysan oo kadib xabad ku furay, illaa ay nafta kaga baxdo goobta.

Lama sheegin ilaa iyo hadda sababtay keentay in kooxda hubaysan si arxan darra ah ay u dileen Nabadoonkaas oo dilkaas  si aad ah ay ugu naxeen dadka ku nool gobolka Shabeellaha dhexe.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in mid kamid ah dableyda ka dambeysay dilka Nabadoonka gacanta lagu soo dhigay, kuwa kalena lagu raad joogo.

Dilka ayaa qayb ka noqonayo falalka ammaan darri ee ka dhaca Shabeelaha Dhexe oo ay sidoo kale ku badan yihiin dagaal beeleedyo gaystay khasaarooyin kala duwan.

The post NABADOON si arxan darra ah loogu dilay Shabeellaha Dhexe. appeared first on Kaab TV.