Jibril Qoobey, Author at Kaab TV

Lacagta Puntland: Waa Qodob loo Baahnaa oo Xilligii ku Habboonaa la Qaatay
Puntland inay yeelato lacag gaar ah, waxaa soo jeediyey muddo dheer inta badan waxgaradka iyo aqoonyahanka.

Puntland iyo Lacagta?

Dhaqaalahan, waa muhiim in la helo lacag rasmi ah oo aan ahayn hawlahan la kala iibsanayo.

Miisaaniyadda Dowladda Puntland, waa muhiim lacagta.

Mashaariicda iyo horumarinta Puntland, waa muhiim.

Sidee u soconaysaa Lacagta Cusub?

Dowladda, waxay ku bixinaysaa mushaaraadka.

Dowladda, waxay ku maalgelinaysaa mashaariicda.

Ganacsatada, waxay helayaan dammaanad qaad.

Waa Qodob loo baahnaa oo xiligii ku haboonaa la qaatay.

PL in ay yeelato Lacag ugaar ah,waxaa kusoo talinayay mudo dheer inta badan waxgaradka iyo aqoon yahanka.

PL iyo Lacagta?

1.Dhaqaalahan,waa muhiim in la helo Lacag rasmiya oo aan ahayn Hawadan lakala iibsanayo.… pic.twitter.com/dTOitSlRNM

— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) December 21, 2024

Mustaqbalka Lacagta?

Haddii Soomaaliya sidaan ku sii kala tagto, waxay noqonaysaa lacagta rasmiga ah ee Dowladda Puntland.

Lacagtan, waxay la mustaqbal ahaan noqonaysaa tan Somaliland, waxaana halka ay marto, ay mari doontaa.

Caalamka, waxay ka jiraan dawlad goboleedyo leh lacag gaar ah, waxaana Puntland la mid noqon doontaa kuwaas.

Siyaasadda iyo Lacagta?

Waxay dhamaystiraysaa shuruudihii looga baahnaa in Puntland ay noqoto dowlad buuxda oo aysan la mid ahayn maamulada kale.

Waxay xoojinaysaa doodeena awood qaybsiga dalka.

Soomaaliya, waxay noqonaysaa konfadarishinka saddex qaybood ah: Puntland, Somaliland, iyo Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, kuwaasoo kala leh saddex calan, saddex dastuur iyo saddex lacagood.

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay yeelan doonto lacag u gaar ah oo ka duwan shilinka Soomaaliga.

Ugu Danbeyn?

Saadaasha lacagtan Puntland samaynayso, waa mid noqon doonta mida Soomaaliya wada qaadato. Marka laga tusaale qaato soo jireenka taariikhda, sidaa daraadeed, waa in astaamaha lacagtaas wax laga siiyaa Soomaalida kale.

(W/Q: Jibril Qoobey @JibrilQoobey).

FIIRI GAAR AH: Aragtidaada noogu soo dir info@kaabtv.com.

The post Lacagta Puntland: Waa Qodob loo Baahnaa oo Xilligii ku Habboonaa la Qaatay appeared first on Kaab TV.