Maryan Farah (Senator Somali Upper House, Federal Parliament), Author at Kaab TV

Shalay waxay ahayd qubuurihii Reer Macalin Nuur Iyo Dab Damiska
Sidaan horey uga digay,boobka dhulalka Danta Guud ayaa imaan doona kaddib ansixintii Dastuurka oo ahaa mid baalmarsan dhammaan Xeer-hoosaadyada iyo acraafta kale ee labada Gole ee JFS.

Xildhibaanno kale iyo aniguba waxaan ummadda Soomaaliyeed u caddaynay in ballanqaadyo lagu baddashay Ansixinta Dastuurka-taas oo shacabkeena sharafta leh iyo inta yar ee waddaniyaddu ku dambayso ee Labada Aqal ku jirta ay ogyihiin.

Maanta waxay taagan tahay in Qabuurihii laga xishoon waayo oo xitaa Alle looga baqiwaayey.

Waxaa nasiib darro ah in Hoggaanka sare ee dalku uu sidaa maanta raali ka noqdo;inuu raali ka noqdo soo bixinta lafaha Dad badan oo Qaranka u soo shaqeeyey oo ku aasan Iskool Bolisiya.

Waxaan xusuustaa oo sidoo kale la ii xaqiijey in halkaas lagu aasay Xildhibaanno Qaran,Saraakiil Ciidan,

Diblomaasiyiin iyo dad kale oo bulshadeena magac iyo maamuus ku lahaa!

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwaaraha Xamza Cabdi Barre waxaan ugu baaqayaa in ay Qabuuraha Eebbe darti uga xishoodaan; waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan boobka lagu hayo dhulalka Danta Guud ee Qaranka ilaa laga helayo Shuruucdii Dhulka Dowladda lagu hagilahaa!

Sidaa si lamida, waxaan Xildhibaanada Labada Gole ee damiirka-dowladnimo ku dambeeyo u soo jeedinayaa in ay u istaagan daryeelka iyo difaaca shacabkeena dhibban.

DIFAACA SHARAFTA QABUURAHA & DIFAACA SHACABKEENA QAALIGA AH WAA WAAJIB MUQADAS AH.

(Maryan Faarax waa xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya)

The post Shalay waxay ahayd qubuurihii Reer Macalin Nuur Iyo Dab Damiska appeared first on Kaab TV.