News Desk, Author at Kaab TV

Waddamo reer galbeed ah oo wada qorshe ciidan lagu geeynaayo Ukraine
Moscow (KAAB TV) – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa sicad uga soo horjeestay soo-jeedimaha Reer Galbeedka ee ku aadan in ciidamo lageeyo Ukraine maalinta xigta marka xabbad-joojin la gaaro, kadib shir ka dhacay magaalada Paris oo lagu doonayay in lagu dhameystiro qorshayaasha dammaanad qaadka amniga Ukraine.

Sidoo kale, madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in 26 ka mid ah xulafada Ukraine ay si rasmi ah uga go’an tahay inay ciidamadooda geeyaan “dhul, bad iyo cirba” si ay gacan uga geystaan ​​sugidda ammaanka xilliga uu dagaalka istaago. balse, Macron ma uusan sheegin magacyada dalalka ku lugta leh qorshahan.

Dhanka kale, madaxweyne Putin ayaa isku dayay inuu joojiyo dadaalkaas, isagoo digniin u diray in ciidamo kasta oo la geeyo Ukraine ay noqon doonaan “bartilmaameed sharci ah,” gaar ahaan haddii ay hadda muuqdaan, inkasta oo aan jirin qorshe deg-deg ah oo ciidan lagu dirayo.

Hadda waxa muuqata rajo yar oo laga qabo xabbad-joojin, kaddib shirkii bishii hore Alaska ku dhexmaray Putin iyo Madaxweyne Trump oo ay si kooban kor ugu qaadeen rajada la kulanka Volodymyr Zelensky iyo heshiis nabadeed oo suurtagal ah.

Putin ayaa Jimcihii sheegay inuu diyaar u yahay inuu la xiriiro hoggaamiyaha Ukraine “laakiin ma arko wax badan. Waayo? sababtoo ah waxay ku dhowdahay wax aan macquul aheyn in heshiis laga gaaro dhinaca Ukraine arrimaha muhiimka ah”.

Trump ayaa markaas kadib kusoo dhigay bartiisa bulshada in taasi “Waxay u muuqataa in aan luminay Hindiya iyo Ruushka, una gacan galnay Shiinaha madow ee ugu qotada dheer,” isagoo hoosta ka xariiqaya sawir muujinaya saddexda hoggaamiye ee dalalkaasi kulankoodii ka dhacay Tianjin Talaadadii.

Sikastaba, afhayeenka Putin, Dmitry Peskov, ayaa bogaadiyay dadaalka wax ku oolka leh ee Trump uu ku raadinayo xal, laakiin wuxuu weeraray “dadaalka guracan ee dalalka Yurub ee kicinaya sii socoshada dagaalka”.

The post Waddamo reer galbeed ah oo wada qorshe ciidan lagu geeynaayo Ukraine appeared first on Kaab TV.

Guddoomiyihii degmada Aadan Yabaal oo xilka laga qaaday
Jowhar (KAAB TV) – Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabelle, ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe Cumar Macallin Cabdulle, oo bannaan joog ka ah degmada uu guddoomiyaha ka yahay.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa wareegtada uu xilka uga qaaday guddoomiyaha degmada Aadan Yabaal ku sheegay xil gudasho la’aan, xilli la ogyahay in degmada Aadan Yabaal gacanta ugu jirto kooxda Al Shabaab oo bilooyin kahor dagaal kula wareegtay.

Dhanka kale, dad badan oo arkay warqadan xil ka qaadista ayaa layaab ku tilmaamay xil ka qaadista guddoomiye aan tagi karin degmadii uu ku magacawnaa, waxa ayna dadka isweydiiyeen sida uu degmada Aadan Yabaal ku tagi karo masuulka kale ee xilka degmadaasi loo soo magacaabi doono.

Sikastaba, inta badan deegaannada iyo degmooyinka dhaca gobolka shabeellaha dhexe ee maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa gacanta ku haya kooxda Alshabaab, waana meelaha ugu badan ee Alshabaab kaga sugan yihiin gobolada dalka, waxaana xusid mudan in gobolka Shabeellha dhexe uu ahaa gobolkii ugu badnaa ee lagula dagaalamay Alshabaab lagana saaray kooxda, balse ay markale dib ula wareegeen goobihii laga saaray.

The post Guddoomiyihii degmada Aadan Yabaal oo xilka laga qaaday appeared first on Kaab TV.

Putin oo sheegay in Ruushka mowjadihiisa uu ku gaari doono hab Milateri
China (KAAB TV) – Madaxweyne dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegaya in uu diyaar u yahay inuu dagaalka sii wado si uu u gaaro dhammaan hadafyadiisa, haddii Ukraine aysan oggolaan heshiis.

Madaxweyne Putun, ayaa hadalkan ka sheegay Shiinaha kadib markii uu ka qeyb galay dabaaldeg milatari, oo loo arkay fariin toos ah oo liddi ku ah Donald Trump iyo nidaamka caalamiga ah ee Mareykankau hoggaamiyo.

Sidoo kale, madaxweynaha Mareykanka ayaa isku dayay inuu ku qanciyo Putin inuu joojiyo dagaalka, balse hoggaamiyaha Ruushka inkasta oo uu ammaanay rabitaanka daacadda ah ee Trump – weli kama uusan tanaasulin mowqifkiisa.

Dhanka kale, Xilli uu booqasho ku joogay magaalada Kyiv, Wasiirka Difaaca ee UK, John Healey, ayaa sheegay in Trump uu Putin miiska wadahadalka keenay, isla markaana uusan meesha ka saarin inuu sii kordhiyo cadaadiska lagu saarayo Ruushka.

Wuxuu sheegay in dalal kale sida UK ay diyaar u yihiin inay culeys dhaqaale oo dheeraad ah saaraan Putin iyo inay taageero dheeraad ah siiyaan Ukraine si ay u sii wadaan dagaalka.

The post Putin oo sheegay in Ruushka mowjadihiisa uu ku gaari doono hab Milateri appeared first on Kaab TV.

Dowladda UK oo ku dhawaaqday in laxiray safaaradii ay ku laheyd Qaahira
Qaahira (KAAB TV) – Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in si ku meel gaar ah loo xiray safaaradooda Qaahira ka dib markii masuuliyiinta Masar ay ka qaadeen xeeyndaabkii dhanka ammaanka ee dhismahaasi.

Sidoo kale, Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa sheegay in dhismaha ugu weyn ee safaaraddu ay ku leedahay degmada Garden City ee caasimadda uu sii xirnaan doono ilaa laga dhammeeyo qiimeynta saameynta isbeddelladan, isagoo dhanka kale cadeyay in safaaraddu ay sii wadi doonto howlaheeda shaqo.

Dhanka kale, go’aankan ayaa lagu soo waramayaa inuu yimid kaddib markii si is daba jooga ah ay Masar u dalbatay in jawaab laga bixiyo sidii UK ay u maareysay mudaaharaad hore oo ka dhacay magaalada London.

Daily News Egypt ayaa sheegtay in todobaadkii hore la xiray nin taageersan dowladda ka dibna la sii daayay kaddib markii ay u muuqatay in uu ka hortagay oo ay isku dhaceen dad mudaaharaadayay afaafka hore ee safaaradda Masar ee Boqortooyada Ingiriiska.

Wararka ayaa tilmaamaya in wasiirka arrimaha dibadda Masar Badr Abdel Aty uu todobaadkii hore taleefoon kula xiriiray la taliyaha amniga qaranka ee Britain Jonathan Powell, isagoo ka codsaday in la caddeeyo xariga.

Abdel-Ati ayaa horay u sheegay in Masar ay xaq u leedahay in ay “ka jawaabto” wadamada “ku guuldareystay in ay dammaanad qaadaan ilaalinta safaaradaha Masar si waafaqsan qodobbada Axdiga Vienna.”

Xariga ayaa dood ka dhaliyay Masar, iyadoo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta siyaasadda Masar ay ka codsadeen dowladda Masar inay ka qaadaan xeeyndaabka hore safaaradda UK ee Qaahira.

The post Dowladda UK oo ku dhawaaqday in laxiray safaaradii ay ku laheyd Qaahira appeared first on Kaab TV.

Dowladda Imaaraadka Carabta oo wafdi kale usoo dirtay Muqdisho
Muqdisho (KAAB TV) – Wafdi ka socda dowladda Imaaraadka Carabta ayaa mar kale shalaya socdaal ku yimid magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad gaar ah oo siday wafdigan ay ka degtay dhanka Hangarka Qeybta Afisyooni.

Sidoo kale, xogo kala duwan oo aan heleyno ayaa sheegaya in wafdigan loo galbiyay Madaxtooyada Villa Somalia, waxaana xubnaha Imaaraadka ee yimid ku jiray Ganacsato.

Dhanka kale, lama oga illaa hadda ujeedada safarka xubnahan ka socda Imaaraadka Carabta, waxaase la sheegayaa inay daba socdaan wafdi maalmo ka hor yimid Muqdisho oo uu hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Sheikh Shakhbuut, saacado kaddib markii uu Muqdisho soo gaaray Taliyaha Sirdoonka Suudaan.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhawaan qorsheynayo inuu u safro Imaaraadka Carabta, si mar kale Madaxweynuhu u xoojiyo xiriirka kala dhaxeeya Imaaraadka Carabta oo muddooyinkii u dambeeyay mugdi galay.

The post Dowladda Imaaraadka Carabta oo wafdi kale usoo dirtay Muqdisho appeared first on Kaab TV.

BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA EE KAAB TV 01-9-2025.
The post BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA EE KAAB TV 01-9-2025. appeared first on Kaab TV.

BARNAAMIJKA ARRIMAHA CAALAMKA EE KAAB TV 01.09.2025.
The post BARNAAMIJKA ARRIMAHA CAALAMKA EE KAAB TV 01.09.2025. appeared first on Kaab TV.

Somaliland oo qaabishay maalgashadayaal caalami ah
HARGEYSA (Kaab TV) – Wafdi ballaaran oo ka kooban maalgashadayaal caalami ah ayaa yimid Hargeysa, caasimadda Somaliland, si ay u sahamiyaan fursadaha sii kordhaya ee maalgashi ee dalka.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa wafdigan soo dhoweeyey, kaas oo ka koobnaa wakiillo ka kala yimid Afrika, Aasiya, USA, iyo Yurub, gaar ahaan dalalka sida Kenya, Tanzania, Uganda, USA, Qatar, China, India, iyo Austria. Wafdiga waxaa hoggaaminayey PLO Lumumba, oo ah madax ka tirsan Lumumba Foundation.

Intii lagu guda jiray kulanka, Madaxweynaha iyo wafdigu waxay ka wada hadleen istiraatiijiyadaha lagu maalgashan karo qaybaha kala duwan ee dhaqaalaha Somaliland.

“Dowladda Somaliland siyaasadeedu guud ahaan waa inay dhiirigaliso maalgashadayaasha dal kasta, shirkad kasta iyo maalgashade kasta, inay ku soo dhowaadaan Somaliland,” ayuu yiri Madaxweyne Cirro.

The post Somaliland oo qaabishay maalgashadayaal caalami ah appeared first on Kaab TV.

Madaxweynaha Soomaaliland oo ka digay in lajoojiyo raafka dadk Oromada
Hargeysa (KAAB TV) – Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa sicad u sheegay in Somaliland iyo Itoobiya uu ka dhexeeyo xiriir dheer oo soo jireena ah isla markaana aysan kala maarmeynin, isagoona sheegay in lajoojiyo raafka lagu haayo dadka Oromada ah ee maalmihii lasoo dhaafay la arkaayay iyadoo la qa qabanayo.

Sidoo kale, madaxweyne Cirro ayaa carabta ku adkeeyay in lajoojiyo howlahaas raafka ah ee lagu haayo dadka Oromada ah, maadaama Itoobiya uu xiriir kala dhexeeyo Somaliland.

The post Madaxweynaha Soomaaliland oo ka digay in lajoojiyo raafka dadk Oromada appeared first on Kaab TV.

Maxkamadda CQS oo toogatay Rag lagu eedeeyay dilal geystay
Muqdisho (KAAB TV) -Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa aroornimadii hore ee maanta dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo sidoo kale loo garanayay (Maaxi & Yoonis) iyo Ibraahim Aadan Maadeey oo horay dil ugu xukuntay.

Cabdiraxmaan iyo Ibraahim ayaa lagu eedeeyay in ay dilal ka gaysteen Magaalada Muqdisho iyada oo Maxkamadda ay horay u dhagaysatay dacwadda ka dhanka ah ee Xafiiska Xeer Ilaalintu soo gudbisay iyo doodda qareennadii ka difaacayay eedahaas.

Guddoonka sare Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo goobjoog ka ahaa xukunkaan markii la fulinayay waxa ay sheegeen in xukunkaan uu yahay qisaasta Dadkii ay horay u dileen Cabdiraxmaan Maxamed iyo Ibraahim Aadan sida ay hadalka u dhigeen.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maalmihii lasoo dhaafay kordhisay fulinta xukunnada toogashada ah iyada oo ay weli xiran yihiin Rag qaarkood horay loo xukumay iyo kuwo kale oo xukun sugayaal ah.

The post Maxkamadda CQS oo toogatay Rag lagu eedeeyay dilal geystay appeared first on Kaab TV.