HomeWararka

Wararka

Muuse Biixi oo weji cusub u yeelay xiisadda Laascaanood iyo cidda ka dambeysa

Muqdisho (Kaab TV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad ka qabsoomtay Madaxtooyada a...

DF oo qaaday tallaabooyin kadib hadalkii Cali Dheere

Muqdisho (Kaab TV) – Warbaahinta kooxda Al-Shabaab ayaa Sabtidii baahisay muuqaal uu afhayeenka kooxda Cali Dheere uga hadlayo dag...

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii weeraray xarunta G/Banaadir

Muqdisho (KaabTV)– Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo mid kamid ah raggii fuliyay weerarkii dh...

Mahdi Guuleed oo BF ka dhex sheegay in Somaliland ay tahay ‘dal madax bannaan’

Muqdisho (Kaab TV)– Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka, ahna haatan xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, Mahd...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun kuriday Xaaska Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya

Muqdisho (Kaab TV) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashii...

Wasiirka Gaashaandhigga JabuutiI oo ka soo dagay Muqdisho

Muqdisho(Kaab TV)– Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Jabuuti, Xasan Maxamed Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ...

Dowladda Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay hanjabaaddii Cali Dheere

Muqdisho (Kaab TV)– Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaalya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo ka hadlayay dagaalka ka dhanka ah kooxd...

Raysal wasaarihii hore ee UK oo sheegay in uu Putin u hanjabay

Muqdisho (Kaab TV) - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Britain Boris Johnson ayaa sheegay in mar uu taleefoon kula soo xiriiray Madaxw...

Mushaarka xoogaga Alshabaab oo hoos u dhacay

Muqdisho (Kaab TV) - Kooxda Al-Shabaab oo haatan dowladda federaalka iyo dadka deegaanka kala kulmeysa culeyskii ugu xooganaa ayaa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News