Yuusuf Madaale Archives - Kaab TV

Xamse oo xilka u kala wareejiyay Madaale iyo Amiir
MUQDISHO (Kaab TV) – Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa xalay xilka si rasmi ah ugu kala wareejiyay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, Yuusuf Jimcaale Madaale, iyo Guddoomiyaha cusub, Maxamed Axmed Amiir.

Munaasabadda xilwareejinta oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin heer federaal ah, wasiiro, saraakiil ciidan, iyo hawlwadeenno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.

Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa xilka laga qaaday toddobaadkii hore kaddib amar ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Xilka qaadistiisa ayaa loo aaneynayaa arrimo ay ka mid yihiin muranno dhuleed, maamul xumo ku saabsan isticmaalka lacago mashaariicda qaarkood laga helay, iyo cadaadis uga yimid qaar ka mid ah beelaha Mudullood oo cabasho ka muujiyay maamulka Gobolka.

Guddoomiyaha cusub, Maxamed Axmed Amiir, ayaa ka soo jeeda beelaha dhowaan ku dhawaaqay inay iyagu xaq u leeyihiin hogaanka Gobolka Banaadir.

Munaasabadda xilwareejinta oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin heer federaal ah, wasiiro, saraakiil ciidan, iyo hawlwadeenno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.

Magacaabistiisa ayaa loo arkaa in ay qayb ka tahay dadaallada lagu xalinaayo cabashooyinka siyaasadeed ee beelahaas.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Muqdisho ay yeelato hoggaan si toos ah uga yimaada rabitaanka shacabka, isagoo ku booriyay Guddoomiyaha cusub in uu noqdo kii ugu dambeeyay ee xilka ku yimaada magacaabis.

“Waxaan rajeynayaa in Guddoomiyaha cusub uu noqon doono mid ka shaqeeya danta guud, si hufan ugu adeegga bulshada Gobolka Banaadir, kana qayb qaata horumarinta adeegyada caasimadda,” ayuu yiri Xamse.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Yuusuf Jimcaale Madaale doorkii uu ka soo qaatay horumarinta iyo maamul wanaagga intii uu xilka hayay, isaga oo u rajeeyay mustaqbal wanaagsan.

Munaasabadda ayaa ku soo dhammaatay jawi degan, iyadoo Guddoomiyaha cusub uu ballanqaaday in uu ka shaqeyn doono horumarinta caasimadda, gaar ahaan dhinacyada amniga, nadaafadda, iyo adeegyada bulshada.

The post Xamse oo xilka u kala wareejiyay Madaale iyo Amiir appeared first on Kaab TV.

Madaale oo xil kaqaadis ku sameeyay Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne
MUQDISHO (KAAB TV) – Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Daahir Maxamed Raajis.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaale ayaa xilkii looga qaaday Daahir Maxamed Raajis oo muddo aan sidaa u badneyn xilkaas hayey sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo.

Madaale ayaa gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar weyne u magacaabay nin lagu magacaabo Cabdulqaadir Maxamed Siidii.

Lama oga sababta xilka looga qaaday gudoomiyihii degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Daahir Maxamed Raajis iyo waxa kalifay isbedelkan.

Iyadoo la ogyahay in saacadihii lasoo dhaafay si weyn u dhex wareegayay baraha bulshada muuqaalada qaar kamid ah dadkii deganaa dhulka Casa italia oo cabanaya, ayada oo qaarkoodna ay sheegeen in dano shaqai ah looga saaranayo dhulkaasi, taasi oo uu meesha ka saaray maamulka gobolka.

The post Madaale oo xil kaqaadis ku sameeyay Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne appeared first on Kaab TV.

Qubuuraha Macallin Nuur: Meydkii oo la barakicinaayo
The post Qubuuraha Macallin Nuur: Meydkii oo la barakicinaayo appeared first on Kaab TV.