HomeWararka

Wararka

Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday saldhig ku yaalla Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar qorsheysan oo saaka aroortii hore lagu qaaday saldhigga...

Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku fulisay Abkow, Jeego iyo Dhakhtar Fanax

Muqdisho (Kaab TV) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex nin oo labo kamid ah lag...

Al-Shabaab ‘oo iska fogeysay’ dhakhtarkii dilaaga ahaa ee DF soo bandhigtay

Muqdisho (Kaab TV) – Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay nin halis ah oo ay soo bandhigtay dowladda, kaasi oo bulshada u...

Somaliland oo shaacisay ‘sabab yaab leh’ oo uu hakad u galay dagaalka Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV)– Xukuumadda Somaliland ayaa war kasoo saartay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, oo maalmihii l...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha kadhashay qaraxii Baardheere iyo masuuliyiin ku dhaawacm...

 Baardheere (Kaab TV) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo saaka lagu weeraray g...

Iran oo sii deynaysa 22 kun oo maxaabiis ah kadib cafis u fidiyay Ayatollah Ali Khamenei

Tehran (Kaab TV)– Iran ayaa Isniintii ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof ...

DF oo war kasoo saartay arrin xiisad cusub ka abuurtay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV) – Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabadii shalay xiisadda ka abuurtay Muqdish...

Qorshaha safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Asmara oo la shaaciyay

Asmara (Kaab TV)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galinkii dambe gaaray m...

FAAHFAAHIN Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baardheere & masuuliyiin..

Baardheere ( KAAB ) Qarax baabuur ayaa aroornimadii hore ee saaka lagu weeraray guri ay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka dega...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News