SO | EN

SO | EN

4.5 xal mise xaq? odayaasha dhaqanka dhib maku yihiin dhallinyarada hoggaanka raadineysa?

|

MUQDISHO (Baraarug) – Waxay yiraahdaan nidaamka awood-qeybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5 ma aha mid cadaalad ah, balse waa xal.

tani ma tahay dood sax ah?

Ma yihiin odayaasha dhaqanka caqabad ku ah haweenka iyo dhallinyarada si ay u gaaraan hammigooda hoggaamineed?

Dooddan, Baraarug Forum wuxuu falanqeynayaa fursadaha iyo caqabadaha ka jira siyaasadda ee hortaagan dhallinyarada iyo haweenka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News