HomeVideos

Videos

00:05:15

” Xeerkan xilligan waxa ku soo aadiyey awood maroorsi waad.

Waxaynu ognahay in ciidanka loo adeegsado siyaasadda. Ciidanka in dowlad-goboleed lagu weerarayo oo lagu leeyahay, “Garaado aya...
00:04:15

” Berri dagaal galayiin Ciidankeena ma sir baa Xilidhibaan jeesow.

Ciidanka marka ay dagaal galayaan in loo sheego meesha dagaalka lagu wajahan yahay ma aha arrin sahlan, waana sir ciidan oo muhiim...
00:08:51

Cali Guudlaawe oo la guddoonsiiyay kaarka JSP

Waxaa maanta kaarka musharraxnimada Hirshabeelle gacanta loo geliyay Cali Guudlaawe oo noqon doona hoggaamiyaha Hirshabeelle marla...
00:03:17

Kooxda Dhulboobka Muqdisho oo ciidamo ka qoranaya Dayniile iyo Gubta

Abaabul ayaa la sheegayaa inuu ka socdo xaafado kamid ah Muqdisho, halkaas oo kooxaha dhulboobka ay ka wadaan qorashada ciidamo lo...
00:04:50

Turkey oo loogu baaqay inay joojiyaan duqeymaha beegsiga ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed S...

Xildhibaanno laga soo doorto dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa galabta magaalada Nairobi ee Kenya ku qabtay sh...
00:06:39

Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt

Kumannaan qof oo deegaanka ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo ee Jubaland, iyagoo ka cabanaya duqey...
00:11:22

Mas’uuliyiin Koonfur Galbeed oo ku xaniban Marka

Waxaa magaalada deegaanka Ceel Jaalle ee duleedka magaalada Marka ku xaniban muddo afar maalmood ah wafdi wasiiro iyo maamulka gob...
00:02:54

Cirro oo mar kale ku celiyey in Sool iyo Waqooyi Bari ay tahay Soomaaliland

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa mar kale ku adkeeyey in gobolka Sool uu ka tirsan yahay Somali...
00:03:30

Ciidamada Laftagareen: Sarkaal naga goostay ayaa la baxsaday gaadiid dagaal, Baydhabona wa...

Afhayeenka ciidamada taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Ugaas Xasan Maxamed, ayaa sheegay in laba illaa saddex gaa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News