HomeWararka

Wararka

Xasan Sheekh iyo eedeymaha awood-urursiga Abgaal: Soomaaliya ma ku sii socotaa dowlad qabi...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa dhaleeceyn siyaasadeed oo la xiriirta sida lo...

Dagaalkii Leego: Shirqool miyuu ahaa mise fashil ciidan oo ka dhashay qorshe dagaal oo aan...

Dagaalladii ka dhacay aagga Leego, Jameeco iyo waddada isku xirta Leego iyo Buurhakaba ayaa dhaliyey su’aalo culus oo la xiriira q...

Muwaadin Soomaali ah oo Kenya lagu soo oogay afar dacwadood oo dukumenti been abuur ah la ...

Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Khalid Ali Tahir ayaa maxkamad ku taalla garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta...

Dowladaha ku loollamaya saameynta Soomaaliya sannadka 2026

Soomaaliya ayaa sannadka 2026 noqotay meel ay danahooda siyaasadeed, dhaqaale iyo amni ku loollamayaan dowlado dhowr ah oo gobolka...

AUSSOM iyo maamulka Afgooye oo ka wada hadlay xoojinta amniga deegaanka Carbiska

Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa kulan amni la yeeshay maamulka degmada Afgooye, saraakiisha ciidamada...

Dab xooggan oo baabi’iyey xarumo ganacsi oo ku yaalla Tarabuunka

Dab xooggan oo saaka ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan, gobolka Banaadir, ayaa sababay kha...

Aadan Madoobe oo Baraawe ku kormeeray ciidamada la wareegay amniga magaalada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tegay magaalada Baraawe, h...

Ka bixitaanka Uganda iyo walaaca amniga Muqdisho: Afarta fariisin ee istaraatiijiga ah

Ka bixitaanka ciidamada Uganda ee fariisimaha muhiimka ah ee koonfurta Soomaaliya ayaa dhaliyay walaac cusub oo ku saabsan amniga ...

Villa Soomaaliya oo ku adkeysaneysa gogosha, mucaaradka iyo madaxda Puntland iyo Jubbaland...

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku adkeysaneysa in maanta, 14-ka Nofeembar 2026, ay qabsoonto Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaq...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News