SO | EN

SO | EN

DHAGEYSO :Sidee looga falceliyay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in uu isbadbadalo

|

MUQDISHO (Kaab TV) -Mid ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya oo lahadaly Kaab TV ayaa Aragtidisaa Waxaa uu ka dhiibaatay hadalkii madaxweynaha waqtiigiisa sii dhamanaya Madaxweyne Xasan Sheekh kaas oo ahaa in uu isbadbadalo.

Waxaa uu yiri’ Waqtigaan madaxweynha soomaaliya waa Galabta waa xasan sheikh caadi ah cawadana waa cabdifataax Aabihiis waa saas qofka lkn waa asla asigii un ,Dadka waa ay fahmaan soomaalida haye raac ayay u Badantahay Bulshada waa in ay wax fahmaan,Hadda siyaasiyiin nahay Hadhow mootaaleey noqoneynaa cawaa markii Gurigeyda Tagana ilmiheyda Aabood ahay ayuu sii raaciyay.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay Arinta mucaaradka waxaana uu sheegay in uu jirin wax mucaarad ah.
Hoos ka Dhageyso:

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News