MUQDISHO (KAAB TV) – Dowladda Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay eedeyntii kasoo yeertay dowladda Soomaaliya ee ku aadanayd dhacdadii ka dhacday shirka Midowga Afrika ee ka socda magaalada Addis Ababa ee dalkaasi Itoobiya.
Copyright © 2024 Kaab TV – All Rights Reserved.