SO | EN

SO | EN

BERI SABTI ah maxaa ka dhici doona Barlamaanka –dood adag oo taagan ?.

|

Muqdisho (KAAB  )-Barlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal ayaa maalinta beri oo sabti ah ku balansan fadhi aan caadi ahayn oo ay ku meelmariyaan 4 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah.

Cutubyadan ayaa ahaa kuwo maalintii Khamiis ah loo qaybiyay mudanayaasha Barlamaanka si ay u akhristaan ka dibna maalinta sabtiga ah codka kalsoonida loogu qaado.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa si rasmi ah loogu soo gudbiyey nuqulka kama danbeysta ah ee dastuurka federaalka, afarta cutub ee doodiisu dhamaatey.

Guddoomiyahadib-u-eegista iyo la-socodka hirgelinta dastuurka federaalka Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa Xildhibaanada ka hor akhriyey nuqulka rasmiga ah. Xildhibaan Iidow ayaa sheegay in 316 Xildhibaan ay qodob qodob u dul istaagey afarta cutub oo ka kooban 61 qodob.

Dood ayaa wali ka taagan arimaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah kaas oo ay riixayso Villa Somalia.

aqal ayaa maalinta beri oo sabti ah ku balansan fadhi aan caadi ahayn oo ay ku meelmariyaan 4 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah.

Cutubyadan ayaa ahaa kuwo maalintii Khamiis ah loo qaybiyay mudanayaasha Barlamaanka si ay u akhristaan ka dibna maalinta sabtiga ah codka kalsoonida loogu qaado.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa si rasmi ah loogu soo gudbiyey nuqulka kama danbeysta ah ee dastuurka federaalka, afarta cutub ee doodiisu dhamaatey.

Guddoomiyahadib-u-eegista iyo la-socodka hirgelinta dastuurka federaalka Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa Xildhibaanada ka hor akhriyey nuqulka rasmiga ah. Xildhibaan Iidow ayaa sheegay in 316 Xildhibaan ay qodob qodob u dul istaagey afarta cutub oo ka kooban 61 qodob.

Dood ayaa wali ka taagan arimaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah kaas oo ay riixayso Villa Somalia.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News