Wararkii ugu dambeeyay Xaalad adag oo ka taagan degmada Doolow iyo barakac ka bilowday {Sawirro}

|

Gedo (KAAB TV) –Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa wajahaysa xaalada adag oo hubanti la’aan ah kadib markii ay karkaarada soo jabsadeen Webiyada Jubba iyo Daawo oo ku fatahay qaar kamid ah xaafadaha degmadaasi
Biyaha ayaa go’doomiyey qaar ka mid ah xaafadaha degmada Doolow, waxayna khasaare u geysteen guryo badan.

        

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News