SO | EN

SO | EN

Baraarug Podcast: Tacaddiyada galmada ee dhanka haweenka

|

MUQDISHO (Baraarug) – Qaybta 11aad ee Baraarug Podcast toddobaadkan, wuxuu ku saabsan yahay koox haween ah oo jilayaal ah kuwaas oo sameeyay filim cusub oo muujinaya tacaddiga galmada ee haweenku kala kulmaan goobaha shaqada.

Mawduucan  oo looga hadlay filimka Ma Huraan, ayaa si weyn hadalheyn uga dhaliyay baraha bulshada toddobaadyadii u dambeeyay.

Toddobaadkan, Mohamed Bulbul wuxuu wareystay Anfa Aden Abdi si ay uga wada hadlaan arrinta inta badan laga aamuso ee ku saabsan tacaddiga galmada ee haweenka lagu sameeyo goobaha shaqada—iyo haweenka geesinimada leh ee doonaya in ay jebiyaan aamusnaanta ku hareeraysan arrintan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News