SO | EN

SO | EN

Degmada Hodan oo maanta ka bilaabatay qaadashada kaararka cod-bixiyaasha golaha deegaanka

|

Muqdisho (KAAV TV) – Degmada Hodan waxaa maanta si rasmi ah uga daahfurmay diwaangelinta dadweynaha iyo qaadashada kaararka codbixinta golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoona maanta sidaas oo kale, ay sidan oo kale ay uga furmeen degmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid iyo Heliwaa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News