Muqdisho (KAAB TV) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kormeer kadis ah ku tagay khaar kamid ah degmooyinka ay ka socoto diiwaangelinta dadweynaha ee doorashada qof iyo codka ah.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.