Qoryooley (KAAB TV) – Qarax khasaare badan geystay oo ka dhacay duleedka magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha dhexe, qaraxan ayaana lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo marayey qeybo katirsan magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

