Muqdisho (KAAB TV) – Ardeydi ufadhiisatay sannadkan imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee dugsiga sare ayaa maanta usoo gaba gaboobay imtixaankii, iyagoona farxada iyo bashaalkooda laqaatay wasiirk waxbarashada Faarax Cabdulqaadir.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

