Gedo (KAAAB TV) – Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo Maxamed Xuseen Cabdi Lafey oo wareysi gaar ah siiyay kaabtv ayaa ka hadlay arrimo badan iyo sidoo kale, dagaalkii ka dhacay deegaanka Raaskambooni.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

