Beydhabo (KAAB TV) – Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar kooxda Alshabaab saaka waaberigii hore ee ku qaaday saldhig ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta KGS ku leeyihiin deegaanka Burjaadka ee duleedka magaalada Beydhabo.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

