SO | EN

SO | EN

FIRDHIYE: Waxaan qabanaynaa shirweyne Sanaag oo dhan loogu daraayo SSC-Khaatumo

|

LAASCAANOOD (Kaab TV) – Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabduqaadir Aw-Cali Firdhiye ayaa sheegay in shirweyne dhowaan ay qabaneyso SSC-Khaatumo kaasoo ujeedkiisu yahay in Sanaag oo dhan lagu soo biiriyo maamulka Khaatumo.

Hadalkan ayuu ka sheegay munasabaddii xafladda 26ka June oo ka dhacday magaalada Laascaanood habeenkii Khamiista.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News