Muqdisho (KAAB TV) – Reysal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo weerar afka ah ku qaaday maamulka Puntland ayaa sheegay in Puntland rabto in sida Soomaaliland oo kale ay gooni ugoosad noqoto.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

