Muqdisho (KAAB TV) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya aya cambaareeyay xarig loogeystay wareriyaal ka howlgala mid kamid ah warbaahinnada muqdisho.
Sidoo kale, xildhibaanka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay in uu ku tuntay dastuutkii dalka iyo qawaaniintiisa.

