SO | EN

SO | EN

“Bariire qabashadeeda Micneheeda ma ahan in uu dhamaaday Dagaalka lagula jiro AS”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo shir jiraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal ay ciidanka xoogga dalka iyo howlgalka AUSOM, kula wareegeen deegaanka Bariire.

Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa kii ugu cuslaa oo ay ciidanka xoogga dalka lagalaan kooxda Alshabaab, isagoona xusay in howlgalada ay sii socon doonaan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News