Hargeysa (KAAB TV) – Wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada Somaliland oo shir jiraa’id ku qabatay magaalada Hargeysay ayaa shaacisay in ay kulamo laqaateen shirkadaha isgaarsiinta Somaliland islamarkaana ay isla qaateen in dib u eegis ku sameeyaan go’aankii horey uga soo baxay shirkadaha.
Sidoo kale, shirka jiraa’id ayaa i maaday kaddib markii shacabka reer Somaliland ay arrintan ka muujiyeen walaac xooggan iyadoona ay xalay dibadbaxyo ka dheceen magaalada Hargeysa.

