SO | EN

SO | EN

Qaybo Kamida Shacabka Garoowe Oo Ka arragti Dhiibtay qaadashada Kaarka Nira

|

Garoowe (KAAB TV) – Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay sida ay u arkaan in adeegyada dowladda lagu xiro qaadashada kaarka aqoonsiga ee hay’adda Nira.

Sidoo kale, shacabka Garoowe ayaa sheegay in aysan diyaar u aheyn qaadashada kaarka aqoonsiga ee hay’adda Nira, madaama maamulka Puntland uu horey uga mamnuucay deegaannada maamulkaas in aan laga qaadan karin kaarka Nira.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News