Kismaayo (KAAB TV) – Ururada Bulshada Degmada Kismaayo oo sameysatay Dalad ay ku mideysan yihiin, taas oo ka shaqayn doonta nabadeynta, dib-uheshiisiinta iyo xasilinta deegaanka.
Sidoo kale, daladan oo ka shaqayn doonta nabadeynta, dib-uheshiisiinta iyo xasilinta deegaanka ayna ku mideysan yihiin Ururada Bulshada Degmada Kismaayo oo la aasaasay.

