SO | EN

SO | EN

Dr Aadan Cabdillaahi Aw-Xasan “Xildhibaanada inay illa shaqeeyaan ayaan ka codsaday”

|

Laascaanood (KAAB TV) –Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoonka baarlamaanka maamulkaasi, iyada oo lagu soo doortay guddoomiyaha cusub ee hoggaamin doono baarlamaanka Waqooyi Bari
Dr. Aadan Cabdullahi Aw-Xasan ayaa loo doortay xilka guddoomiyaha, kadib markii uu helay 53 cod, halka musharrixii kale ee la tartamayay uu isna helay 29 cod, sida uu shaaciyay guddoomiyaha KMG ah ee golaha wakiilada Waqooyi Bari Soomaaliya.

Ninkan ayaa hayb ahaan kasoo jeeda Beesha Hawiye, Cayr, Fiqishini, waana musharraxii ay dhiseysay Dawladda Federaalka oo sidoo kale kamid ah garabka Firdhiye, waxayna sidoo kale tan sii go’aamin doontaa natiijada doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News