SO | EN

SO | EN

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo maalintii sadexaad ka socda gobolka Bakool

|

Bakool (Kaab TV) – Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab ka wada deegaanada hoostaga degmooyinka Waajid iyo Xudur ee gobolka Bakool.

Howlgaladaan ayaa ah kuwa ciidanka xoogga dalka ay ku doonayaan in kooxdu ay kaga saaraan inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Waajid, si ay u xaqiijiyaan amniga wadada dheer ee isku xirta labadaasi degmo.

Ciidamada ayaa Hawlgaladan, si gaar ah ugu beegsanaya fariisimaha kooxdu ay ku leedahay inta u dhaxeysa labadaan degmo, waxaana xusid mudan in howlgaladaan lagu dilay tiro ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in howlgaladaan lagu dilay Sarkaal kooxda u qabailsaba askaraynta caruurta iyo ururinta dagaalyahanada cusub ee ku biiraya maleeshiyada Al-shabaab, kaasoo magaciisa lagu sheegay Cabdi Boorow.

Ugu dambeyntii deegaanadaan u dhaxeeya Waajid iyo Xudur ee gobolka Bakool oo ciidanku howlgalada ka wadaan maalintii sadaxaad ayaa ka mid ah deegaanada ay sida weyn

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News