SO | EN

SO | EN

Cameroman Sifo Sharci daaro ah ugu xiran Saldhiga Degmada Yaaqshiid

|

MUQDISHO (Kaab TV) -Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Yaaqshiid ayaa shalay waxay xabsiga dhigeen muuqaal baahiye ka Tirsan Himilo Media , kaas oo ku howlnaa soo uruurinta aragtida Dad ka cabanaaye Bur burin lagu waday Guryo ay Daganyhiin Dad shacab ah.

Cameroman Abdullaahi mohamed Ali (Saawey) ayaa jirdil loogu geystay Laanta Heegan ee Degmada Yaaqshiid inta aan la xerin ka hor sida Warbaahinta u sheegeen mas’uulinyiin kala duwan.

Xisbiga Himilo Qaran oo Cambaareysay Xariga Cameroman Saawey iyo Dilkii Wiilkadhalinyarada ahaa loogu geystay Xaafada Tookiyo

.
Wariyaasha ka Howlgala muqdisho ayaa la kulma xarig iyo Hanjabaado Taas uu dhibaaTo ku ah xoriyada Hadalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News