Muqdisho: Waddooyinka waaweyn ee magaalada ayaa daadad qaaday, iyadoo Maamulka Gobolka Banaadir uu maanta canshuuro ka ururinayo bulshada.
Dhanka kale, waxaa gabi ahaanba xiran meelo muhiim ah oo ay bulshadu u baahan tahay, sida goobaha caafimaadka, xarumaha waxbarashada iyo adeegyo kale oo muhiim u ah bulshada.
Xaaladdan ayaa caqabad ku noqotay isu-socodka dadka iyo helitaanka adeegyada aasaasiga ah.
🎥 Daawo muuqaalka

