SO | EN

SO | EN

AAW ‘’ Masiirka ummadda wuu ka wayn yahay wax la qariyo ‘’.

|

Muqdisho (KAAB) Waxaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee Puntland  uu ka dhaco shir dib u heshiisiin ah oo  gogogashiisu  u dhigay Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Gogoshan waxaa  dhinacyada ka qayb galaya ka mid ah madaxdii hore , iyo xubnaha maamul goboleedyada si ay iskula eegaan waxyaabaha muhiim u ah masiirka shacabka Soomaaliyeed.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka ayaa sheegay in ay muuqayso in si gaar ah loo maquusado gogashaas iyo waxyaabaha looga hadlayo.

Waxa uu soo hadal qaaday xiligii ololaha Madaxwaynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu xusay in ay aad ugu ololeyn jiraan in waxyaabaha masiiriga ah guntaha la gashan.

Aniga iyo Madaxweynaha hada xilka fadhiya anagoon xil heynin markaan la loolameynay Farmaajo maxaan aheyn markaas, marka hada la leeyahay siyaasiyiin loogama baahna gogosha Garowe” ayuu yiri Cabdiraxaan Cabdishakuur.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay inuu aad u dhaliilsan yahay sida hadda ay wax u wado Dowladda uu madaxda uu ka yahay Xas

Shirkan wali ma uusan qabsoomin waxase socota qorshihii  uu ku qabsoomi lahaa , iyadoo dhinacyo badan oo siyaasadda ay  soo jeediyeen in gogoshu ay noqoto mid  furan oo loo dhan yahay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News