SO | EN

ABDIRAHMAN ABDISHAKUR: Siyaasaddii dalkeena waxaa ragaadiyay musuq, eex, qaraabo kiil

|

MUQDISHO (KAAB TV) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay munaasabadda 1ada Luulyo ayaa sheegay in maamuladii dalka ka jiray iyo dowladdii ay noqdeen kuwo la dareensasdo oo aan la dugaashan.

Wuxuu sheegay in caddaaladda ay nabad keenta sinnaanta ayaa xiorriyadda dhaklisa, labadiina way maqan yihiin.

“Hoggaan kasta ee siyaasadeed ee iska dhega tira cabashada shacabkiisa, talada indgheer garadkiisa iyo dhaliisha mucaaradkiisa waa kaligii talis, waxna soo kordhin maayo,” ayuu yiri.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News