SO | EN

SO | EN

Afar gobol oo Somaliland oo abaar looga dhawaaqay, gurmad ayaa loo baahan yahay

|

HARGEYSA (Kaab TV) – Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in malaayiin ruux oo ku nool afar gobol oo ka mid ah Somaliland ay wajahayaan cunto iyo biyo yaraan daran ka dib markii ay saameeyeen abaaro.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in gurmad deg deg ah ay weydiisanayaan wadamada deeqaha bixiya iyo dadka reer Somaliland ee gude iyo dibad ku nool.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News