MUQDISHO (KAAB TV) – Booliska Muqdisho ayaa ka digay rasaasta ay ciidamada iyo dadka kale ee hubeysan ay ridaan dabaaldegga habeenka xorriyadda darteed.
Afhayeenka booliska ayaa ka digay in dadka rasaasta micna darrida rida lasoo qaban doono, laguna eedeyn doono fal dembiyeed.