SO | EN

SO | EN

Amar Madaxwaynaha Uu Bixiyay aya Lagu Fasaxay inay Gabdhaha Dawadaan Ciyaarta Finalka

|

Garoowe (KAAB TV) – Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland Hodan Siciid ayaa shir jiraa’iid ay ku qabatay xafiiskeeda ku shaacisay in laga noqday amarkii shalay kasoo baxay wasaaradda, oo ahaa in garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe gabi ahaanba laga mamnuucay haweenka in ay ka qeyb galaan daawashada ciyaarta finalka ee Nugaal iyo Bari, kaddib markii amar kasoo baxay madaxweyne Siciid Deni lagu fasaxay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News