SO | EN

Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha

|

Muqdisho (kaab tv ) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,

Kulanka ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda, waxaana codka kalsoonida siiyay 27 Sanatar, waxaa diiday labao Sanatar wax ka aamusana ma jirin.

Kulanka maanta ee sharciga Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowalda lagu ansixiyay waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labadaad ee Aqalka Sare Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News