Muqdisho (KAAB TV) – Waxaa magaalada Muqdisho aas loogu sameeyay AUN Wariye Maxamed Dabaashe oo shalay ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada Xamar Jabjab ee gobolka Banaadir, qaraxaas oo lala eegtay mid kamid ah kolonyo gadiid oo galbineysay madaxweyne Xasan Sheekh.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.