SO | EN

SO | EN

Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
3722 POSTS 0 COMMENTS
Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka Uganda uga qeyb galaya shir dhaqaale loogu raadinayo Ciidanka AUSSOM

Madaxweyne X...

0
Ciidamada dowladda oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada do...

0
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Maleeshiyo beeleed oo ka dhacay Duleedka Degmada Bardaale

Dagaal u dha...

0
Diyaarado milatari oo siday ciidamo Turkey ah oo gaaray magaalada Muqdisho

Diyaarado mi...

0
Sargaal katirsanaa Qunsuliyadda Itoobiya ee Garawe oo lagu dilay Laascaanood

Sarkaal kati...

0
DEG DEG: Nin lagu xiray Shangaani kadib markii uu isku dayay inuu laba jeer isdiiwaangaliyo

DEG DEG: Nin...

0
Diblomaasi hore oo Mareykan ah oo weerar culus ku qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Diblomaasi h...

0
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho

Faahfaahino ...

0
Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanad...

0
Mareykanka ayaa si cad u diiday soo jeedinta Qaramada Midoobay ee ah in lagu maalgeliyo howlgalka cusub ee xasilinta iyo taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya, ee loo yaqaan AUSSOM, kaasoo howlihiisa ka bilaabay dalka bishii Janaayo. Mawqifka Maraykanka ayaa walaac xooggan ka dhaliyey mustaqbalka shaqada AUSSOM, kaas oo diiradda lagu saarayo xasilinta Soomaaliya iyo ka hortagga kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab. Go’aankan ayaa imanaya ka hor 15-ka bishan May oo la qorsheeyay in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu u codeeyo hab cusub oo maalgelin wadaag ah oo lagu qeexay qaraarka tirsigiisu yahay 2719. Iyadoo Maraykanku uu hore uga aamusay soo jeedinta, haddana waxa uu si cad u caddeeyey mucaaradkiisa. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ahayn goob ku habboon in lagu tijaabiyo qaabka la soo jeediyay ee maalgelinta isku dhafka ah ee ciidamada Midowga Afrika, kuwaas oo joogitaanka dalka sii joogay tan iyo 2007-dii. Dhanka kale, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ka digay in dhaqaale yaraanta socota ay halis gelin karto howlaha AUSSOM. Warbixin uu u gudbiyay Golaha Ammaanka 10-kii Abriil, Guterres ayaa ku booriyay beesha caalamka inay taageeraan qorshaha maalgelinta, isagoo carrabka ku adkeeyay in taageerada maaliyadeed ee waarta iyo la saadaalin karo ay muhiim u tahay nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.

Mareykanka o...

0