Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
5625 POSTS 0 COMMENTS
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho

Faahfaahino ...

0
Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanad...

0
Mareykanka ayaa si cad u diiday soo jeedinta Qaramada Midoobay ee ah in lagu maalgeliyo howlgalka cusub ee xasilinta iyo taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya, ee loo yaqaan AUSSOM, kaasoo howlihiisa ka bilaabay dalka bishii Janaayo. Mawqifka Maraykanka ayaa walaac xooggan ka dhaliyey mustaqbalka shaqada AUSSOM, kaas oo diiradda lagu saarayo xasilinta Soomaaliya iyo ka hortagga kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab. Go’aankan ayaa imanaya ka hor 15-ka bishan May oo la qorsheeyay in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu u codeeyo hab cusub oo maalgelin wadaag ah oo lagu qeexay qaraarka tirsigiisu yahay 2719. Iyadoo Maraykanku uu hore uga aamusay soo jeedinta, haddana waxa uu si cad u caddeeyey mucaaradkiisa. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ahayn goob ku habboon in lagu tijaabiyo qaabka la soo jeediyay ee maalgelinta isku dhafka ah ee ciidamada Midowga Afrika, kuwaas oo joogitaanka dalka sii joogay tan iyo 2007-dii. Dhanka kale, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ka digay in dhaqaale yaraanta socota ay halis gelin karto howlaha AUSSOM. Warbixin uu u gudbiyay Golaha Ammaanka 10-kii Abriil, Guterres ayaa ku booriyay beesha caalamka inay taageeraan qorshaha maalgelinta, isagoo carrabka ku adkeeyay in taageerada maaliyadeed ee waarta iyo la saadaalin karo ay muhiim u tahay nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.

Mareykanka o...

0
Somaliland oo ku eedaysay dowladda Federaalka inay ku lug leedahay dagaal ka dhacay gobolka Sanaag

Somaliland o...

0
Soomaaliya oo ku hanjabtay inay tallaabo ka qaadi doonto ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Soomaaliya o...

0
Maamulka Gobolka Gedo oo Guddiga Doorashooyinka uga digay inay Doorasho ka qabtaan Gobolkaasi

Maamulka Gob...

0
DEG DEG: Al-Shabaab oo la wareegay degmada Aadan Yabaal

DEG DEG: Al-...

0
Mareykanka oo diiday inuu taageero maalgelinta Qaramada Midoobay ee Ciidamada Midowga Afrika Ee Soomaaliya

Mareykanka o...

0
Maraykanka oo dhimaya awoodda safaaraddiisa Muqdisho

Maraykanka o...

0
Ciidamo Jabuutiyaan ah oo la geeyey Beledweyne iyaga oo wata amar cusub oo AUSSOM ah

Ciidamo Jabu...

0