Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
6338 POSTS 0 COMMENTS
Aaska marxuum Cabduqaadir Lugadheere Kismaayo 29 June 2025.

Sawirro: Mar...

0
Maamulka Gobolka Banaadir oo balan qaaday dib u dhiska wadooyin ku burburay roobkii ka da'ay Muqdisho

Maamulka Gob...

0
Al shabaab badan oo lagu dilay Duqeymo iyo Dagaal ka dhacay Jubadda Hoose

Al shabaab b...

0
Macawiisleyda Dhaawacmay dagaalka GobolkaHiiraan oo la kulmay Dayac

Macawiisleyd...

0
Wasiirka Haweenka Puntland: Markaan kiisaska kufsiga maxkamadda geyno, waxaan la kulannaa odayaal doonaya inay ku dhameeyaan heshiisa

Wasiirka Haw...

0
Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Lugadheere), ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweyne k...

0
Khilaafka Puntland iyo DFS oo Kala Qaybiyay Xisbiyada Siyaasadeed ee Puntland

Khilaafka Pu...

0
Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabaya howlgaladiisa 1-da Luulyo 2025, isaga oo si buuxda ula wareegaya mas’uuliyadda amniga ee uu wareejinayo hawlgalka ATMIS. AUSSOM ayaa la aasaasay 1-da Janaayo 2025, waxaana oggolaaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo lagu waddo in howlgalka uu yeesho illaa 12,000 oo askari oo isugu jira ciidamo milatari iyo 680 boolis. Qorshuhu waa in tiradaas si tartiib tartiib ah loo dhimo dhamaadka sanadka 2025. Si kastaba ha ahaatee, AUSSOM waxa uu wajahayaa caqabado dhanka dhaqaalaha ah, isagoo u baahnaa $90.4 milyan intii u dhaxeysay Janaayo ilaa Juun 2025, balse la helay kaliya $16.7 milyan – taasoo keenaysa in la waayo lacag dhan $73.7 milyan. Si loo helo dhaqaale joogto ah, Qaramada Midoobay ayaa oggolaatay hannaan maalgelin isku dhaf ah oo u oggolaanaya in ilaa 75% miisaaniyadda sanadlaha ah ee AUSSOM laga bixiyo qoondada UN-ka laga bilaabo 1-da Luulyo 2025. Ka hor bilaabashada rasmiga ah ee howlgalka AUSSOM, ciidamada AUSSOM iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed (SNAF) ayaa dib u qabsaday tuulooyin istiraatiiji ah oo ay Al-Shabaab horey u maamulaysay. Hawlgal wadajir ah oo socday saddex maalmood bishii Juun, oo lagu magacaabo "Silent Storm", ayaa lagu xoreeyay tuulooyinka Anole iyo Sabiid. Bayaanka kasoo baxay AUSSOM ayaa lagu sheegay in ujeeddada hawlgalkaasi ahayd “in laga xoreeyo meelaha ay gacanta ku hayaan kooxaha argagixisada. Sarreeye Guuto Joseph Ssemwanga, oo ah taliyaha Qeybta Koowaad, ayaa sheegay in Sabiid iyo Anole ay noqdeen goobo istiraatiiji ah tan iyo bishii Maarso, halkaas oo kooxda Al-Shabaab ay ka abaabusho weerarro halis ah, ku kaydiso hub iyo gaadiid qaraxyo laga buuxiyay, sidoo kalena ay ka sameysteen baro kontaroolo sharci darro ah.

AUSSOM oo bi...

0
Madaxweynaha Somaliland oo saaka u safray dalka Boqortooyada Qatar

Madaxweynaha...

0
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay tuulooyin hoostaga Xawaadley

Ciidamada do...

0