Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
6339 POSTS 0 COMMENTS
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad u sheegay in uusan oggolaan doonin in Puntland laga fuliyo mashaariic leh ujeeddooyin siyaasadaysan oo dano gaar ah laga leeyahay. Madaxweynaha oo maanta ka hadlayay magaalada Garowe, xilli uu xarigga ka jarayay buundo weyn oo magaalada Garowe laga hirgeliyay, oo uu Bankiga Adduunku ku maalgaliyay 5 milyan oo Dollar, ayaa tilmaamay in Puntland aysan aqbali doonin wax mashruuc ah oo aan loo marin habraaca saxda ah. “Marmar waxaan maqlaa in la yiraahdo dowladda Puntland way diiday mashaariic. Haddii ay yihiin mashaariic aan ujeeddo hufan wadin, ama lagu waxyeelaynayo sumcadda Puntland, waan diideynaa. Arrintaas waa in la fahmaa,” ayuu yiri Madaxweyne Deni. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in ay jiran mashaariic horay loo musuqmaasuqay oo dhaqaalihii loogu talo galay guryo looga dhistay magaalooyinka Muqdisho iyo Nayroobi. Isagoo sheegay inay ku lug leeyihiin dad Puntland kasoo jeeda oo Xamar ku sugan. Dhawaanahan, siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku eedeynayay madaxweyne Deni inuu hor istaagay mashaariic horumarineed oo ay waddo Dowladda Federaalka, sida mashruuca dhismaha wadada u dhaxeysa Xarfo iyo Gaalkacyo, taasoo hadda xiisad kacdoon ah ka dhalisay gobolka Mudug.

Madaxweyne D...

0
Iran oo Jawaab Kulul ka Bixisay Weerarkii Israa’iil, Gantaalana ku Garaacday Tel Aviv

Iran oo Jawa...

0
Raysal wasaare Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare oo ay u fariisanayaan ku dhawaad 40,000 arday

Raysal wasaa...

0
Qadar oo Soomaaliya ka taageeraysa dhinaca Amniga

Qadar oo Soo...

0
Madasha Samatabixinta oo walaac ka muujiyay go’aanka Dowladda Federaalka ee Joojinta qaab dhismeedka Iskaashiga Caalamiga ah

Madasha Sama...

0
Maraykanka oo duqayn la beegsaday meelo ay ku dhuumaalaynayeen firxadka Daacish

Maraykanka o...

0
Dagaal xoogan oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan

Dagaal xooga...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo kuwa cusubna magacaabay

Guddoomiyaha...

0