Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
5285 POSTS 0 COMMENTS
Ciidanka Booliska Afmadow oo qabtay rag ku lug lahaa ugaarsiga sharci-darrada ah

Ciidanka Boo...

0
Booliiska Somaliland oo war ka soo saaray dil ka dhacay Gobolka Salal

Booliiska So...

0
Ciidamada Kenya oo burburiyay xaruun shirkadda Hormuud ku lahayd gobolka Jubbada Hoose

Ciidamada Ke...

0
Ciidamada Gaarka ah ee Danab oo Howlgallo Adag ka Wada Duleedka Kismaayo

Ciidamada Ga...

0
In ka badan 200 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan Soomaali oo laga xoreeyay magafaha Libya

In ka badan ...

0
Ciidanka dowladda oo howlgalo culus ka wada tuulooyin hoostaga deegaanka Jabad Godane

Ciidanka dow...

0
Senegal oo Ku Guuleysatay Koobkeedii Labaad ee AFCON

Senegal oo K...

0
Dagaal ka Dhacay Mandheera Kadib Weerar Al-Shabaab ku Qaadeen Ciidamada Kenya

Dagaal ka Dh...

0
In ka badan 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay gobolka Jubbada Hoose Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalo qorsheysanaa ka fuliyay dhowr goobood oo ku yaala galbeedka deegaanka Buula Xaaji iyo tuulooyinka kala ah Aaga Wadajir, Xaliimo Cadey, Boqoqaha, Karas Kukiye iyo Hajini. War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu xaqiijiyay in howlgaladaasi lagu dilay 12 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayay godad ay dhulka hoostiisa ka qoteen. "Intii uu socday howlgalka, ciidamada ayaa ku dilay in ka badan 12 dhagar-qabe, kuwaas oo ku dhuumaaleysanayay godad ay dhulka hoostiisa ka qoteen balse galaaftay noloshoodi" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Jubbaland. Waxaa sidoo kale ciidamadu ay howlgalada ku fashiliyeen miinooyin dhowr ah oo kooxdu ku aaseen wadooyinka isku xira deegaanada howlgalada laga fuliyay oo dhamaantood hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Howlgaladaan ayaa kusoo aadaya, iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay kordhiyeen howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan gobolada Jubooyinka iyo labada Shabeelle.

In ka badan ...

0
Labo Askari oo ka tirsan ciidamada Kenya oo Lagu Dilay Qarax miino oo ka dhacay Xadka Mandheera iyo Bulla Xaawo

Labo Askari ...

0