Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
5290 POSTS 0 COMMENTS
Khubarada Qaramada Midoobay: Al-Shabaab weli waa khatarta ugu weyn ee amniga Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Khubarada Qa...

0
Shacabka Muqdisho oo 58 sano saaka u dareeray Doorasho Qof & Cod ah oo lagu muransanyahay

Shacabka Muq...

0
Golaha Samatabixinta Qaranka "Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir Waa Mid Hal Xisbi Isku Caana Shubayo"

Golaha Samat...

0
Fiiso La’aan: Mareykanka oo Cunaqabateyn Saaray Ololeyaal La-dagaallama Wararka Been Abuurka

Fiiso La’aan...

0
Ciidanka Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda eedaysann qalqal galin dadweyne. Askariga ku eedeysan qalqal galinta dadweyne ayaa lagau magacaaba Dable Xuseen Idoow Cabdullaahi, kaasoo dad shacab ahaa ku qalqal galiyay goob ay ku sugnaayeen, isagoona xabado ka dhex furay. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in eedaysnaha uu hada ku jira gacanta ciidanka Booliska, islamarkaana loo gudbin doono Maxkamadda ku shaqada leh. Qoraalka kasoo baxay Taliska Booliska ayaa sidoo kale lagu wargaliyay dhamaan ciidamada Qalabka sida iney ku ekaadaan goobahooda shaqo inta ka dhamaaneyso doorashada lagu wado in berito ka qabsoonto Muqdisho. Shalay ayay aheyd markii ay gacanta kusoo dhigeen Booliska Soomaaliya 11 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay in hub sharci darro ah ay ku dhex wateen Caasimada Muqdisho ee u diyaar garobeysa doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Booliiska So...

0

Mareykanka o...

0
Dabley dad shacab dhimasho iyo dhaawac ugu geysatay Galgaduud

Dabley dad s...

0
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2026

Baarlamaanka...

0
In ka badan 4.6 Milyan oo qof oo abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen

In ka badan ...

0
Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay 11 askari oo loo haysto in si sharci darro ah hub ugu dhex wateen Caasimadda

Ciidanka Boo...

0