Home Authors Posts by Kaab TV News

Kaab TV News

Kaab TV News
5298 POSTS 0 COMMENTS
Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo sheegay in uu afduubtay mid ka mid Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Gaashaanlle Cabdifitaax Aadan Xasan oo shirjiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay labada Wii loo lagu kala magacaabo Ibraahim Muuse Ibraahim, Yuusuf Muuse Ibraahim iyo Aabahooda, isaga oo sheegay in arrintooda loo soo qabtay hal ruux. Afhayeenka Booliska ayaa beeniyay wararka sheegaya in Xildhibaanka uu afduubtay labadaan wiil, balse ay xeer ilaalinta ku wareejiyeen eedeysanaha, halka kuwa kale lagu raadjoogo, ka dib markii caddeemo laga helay Kaamirada qarsoon ee CCTV. Booliska Soomaaliya weli si rasmi ah uma sheegin mas’uuliyiinta ku lugta leh afduubka Wiilasha wada dhashay, ee sheekadooda todobaadyo haystay baraha bulshada, kuwaas oo dalbaday in arrintooda ay soo farogaliyaan laama amaanka.

Booliska Soo...

0
Maraakiibta Shiinaha oo lagu eedeeyay inay si xad dhaaf ah u guranayaan kaydka kalluunka Tuna ee Soomaaliya

Maraakiibta ...

0
Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

Ra’iisul was...

0
Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka saartay dhinacyada ku lug leh askaraynta carruurta

Qaramada Mid...

0

Qarax Ismiid...

0
Faahfaahino laga helayo duqeymo laga fuliyay gobolka Jubbada Dhexe

Faahfaahino ...

0
Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyay badhasaabada gobolada

Madaxweynaha...

0
Faahfaahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay deegaanno hoos yimaada Afgooye

Faahfaahino ...

0
Sheekh Shariif: “Doorashada qof iyo cod magac uun bay ka tahay, dalka wuxuu ku jiraa xaalad halis ah

Sheekh Shari...

0
Ciidanka xoogga dalka oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay gobolka Baay

Ciidanka xoo...

0