SO | EN

SO | EN

“Axmed Madoobe iyo AS xiriir ayaa ka dhexeeya”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Wasiir kuxigeenkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo wareysi gaar ah siiyay Kaabtv ayaa sheegay in xiriir weyn uu ka dhexeeyo Axmed Madoobe iyo kooxda Alshabaab.

Sidoo kale, Wasiirka waxa uu intaasi kudaray in gobolka Gedo uu yahay mel ay ku hardamayaan dowladdo shisheeye sida Kenya iyo Itoobiya, isagoona sheegay in Gedo aysan eheen gobolk xor ah.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News