SO | EN

SO | EN

Axmed Madoobe oo DF ku eedeeyay in aan lagu aaminikarin mashariicda iyo adeegyada bulshada

|

Kismaayo (KAAB TV) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlayay daahfuray Shirweynaha iyo Bandhiga Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland ayaa sheegay in Hoggaanka Dowladda Federaalka ah ay siyaasadaynayaan mashaariicda iyo howlaha la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in Hoggaanka Talada dalka haya aan lagu aamini karin masuuliyada maamulka ee howlaha mashariicda iyo adeegyada bulshada wixii hada ka danbeeyana Jubbaland ay gaar u maamulayso howlaha mashaariicda iyo maalgashiga.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News