Garoowe (KAAB TV) – Qaar kamid ah baalashlayaasha kunool magaalada ayaa sheegay in ay fursad shaqo ka heleen Garoowe kaddib markii amarki kasoo baxay dowladda Puntland lagu mamnuucay in gudaha Garoowe laga saaro dadka ajaaniibta ah ee ku dhaqan magaalada Garoowe.
Sidoo kale, baalashlayaasha ayaa sheegay in xiligan ay fursad weyn utahay in ajaaniibta laga saaro dalka, iyagoo u sababeeyay in baalashla maalintii hadda ay ka heleen lacago badan halka markii hore aysan wax badan kasoo gali jirin.