SO | EN

SO | EN

HomeBaaritaanada

Baaritaanada

Weerarka Godka Jilicow: Ka dib 11 saacadood oo dagaal iyo qaraxyo ah, Al-Shabaab aya xabsi...

Muqdisho (Kaab TV) - Ciidanka Gaashaan ee Mareykanku tababaray ayaa soo afjaray weerar qaatay in ka badan 11 saacadood oo ay kooxd...
00:19:16

Is Dultaag: Weerarkii Godka Jilicow iyo kaalinta xubnihii NISA

MUQDISHO (Kaab TV) - Ugu yaraan afar xubnood oo ka tirsan hay’adda sirdoonka qaranka ee Soomaaliya (NISA) kuwaas oo hore uga tirsa...

Saylac oo deggan iyo rabshadihii lagu eedeeyay Jabuuti iyo Muqdisho

HARGEYSA (Kaab TV) - Waxaa saaka oo Jimce ah xasiloon magaalada taariikhiga ah ee Saylac ka dib markii shalay halkaasi ay rabshado...

Weerarkii dhiiggu ku daatay ee lagu qaaday mucaaradka oo muujiyay kalitalisnimo ku soo foo...

MUQDISHO (Kaab TV) - Weerarkii Arbacadii lagu qaaday madaxda Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, xilli ay booqanayeen saldhigga bo...

Somaliland oo baareysa tuugo Georgia ka timid oo 340 gram dahab kala baxsatay Hargeysa

HARGEYSA (Kaab TV) - Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa baaraya sidii ay u dhacday in labo nin oo watay baasaboorka dalka Georgia ay u...

Faahfaahin: Saddexdii xubnood ee Beesha Macallin Dhiblaawe ee NISA ay xirtay xalay

MUQDISHO (Kaab TV) - Waxaa Kaab TV uu heley faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan xarigga lagula kacay saddex oday oo isku beel ah...

Sweden oo berito Muqdisho ka dejineysa 28 ruux Soomaali la soo tarxiilay

MUQDISHO (Kaab TV) - Dowladda Sweden ayaa berito oo Isniin ah la filayaa inay Muqdisho kasoo dejiso 28 ruux Soomaali laga soo tarx...

Al-Shabaab oo hub, gaadiid iyo askar ku qabsaday Ceeldheer

MUQDISHO (Kaab TV) - Kooxda Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee Jimcaha weerar ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, ...

XOG: Soomaaliya oo diidday soo celinta muwaadiniinteeda dembiyada ka galay Finland iyo Swi...

MOGADISHU (KAAB TV) – Soomaaliya ayaa diiday in ay aqbasho muwaadiniinteeda laga soo celinayo Finland iyo Switzerland, iyadoo weli...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News